Check out the new design

Translation of the Meanings of the Noble Quran - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub * - Index of Translations

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

Translation of the Meanings Surah: Sād   Verse:
قَالَ فَٱلۡحَقُّ وَٱلۡحَقَّ أَقُولُ
84. (Alle) wuxuu yidhi: Runtu waxaa weeye, runtaana ku hadlaaye -
Arabic Tafsirs:
لَأَمۡلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنكَ وَمِمَّن تَبِعَكَ مِنۡهُمۡ أَجۡمَعِينَ
85. Waxaan hubaal ka buuxin Jahannama adiga iyo kuwooda ka mid ah oo ku raaca oo dhan.
Arabic Tafsirs:
قُلۡ مَآ أَسۡـَٔلُكُمۡ عَلَيۡهِ مِنۡ أَجۡرٖ وَمَآ أَنَا۠ مِنَ ٱلۡمُتَكَلِّفِينَ
86. Dheh: Idinkuma weydiisanayo wax abaalgud ah (gaarsiinta Dhambaalkan), mana ahi mid ka mid ah kuwa is yeel yeela (oo isku dhiba waxaan la amrin).
Arabic Tafsirs:
إِنۡ هُوَ إِلَّا ذِكۡرٞ لِّلۡعَٰلَمِينَ
87. Ma ahana (Qur’aankani) waxaan ahayn Waano ku socota uumanka oo dhan.
Arabic Tafsirs:
وَلَتَعۡلَمُنَّ نَبَأَهُۥ بَعۡدَ حِينِۭ
88. Oo xaqiiq waad ogaan doontaan warkiisa muddo yar kaddib [15].
[15]. Ogaanshaha run ahaanta waxa ku soo arooray Qur’aanka sida inuu Alle u gargaari doono mu’miniinta, iyo wararka la xidhiidha Aakhirada.
Arabic Tafsirs:
 
Translation of the Meanings Surah: Sād
Index of Surahs Page Number
 
Translation of the Meanings of the Noble Quran - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Index of Translations

Translated by Abdullah Hasan Yaqoub

Close