Check out the new design

የተከበረው ቁርአን መልዕክተ ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ * - የትርጉሞች ማውጫ

XML CSV Excel API
Please review the Terms and Policies

የመልዕክት ትርጉም ሱራ (ምዕራፍ): አን ነጅም   አንቀፅ:
وَأَنَّهُۥ خَلَقَ ٱلزَّوۡجَيۡنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰ
45. Isagaa (Alle) abuuray labada nooc, labka iyo dheddigga.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
مِن نُّطۡفَةٍ إِذَا تُمۡنَىٰ
46. Ka abuuray dhibic mino ah marka la shubo.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَأَنَّ عَلَيۡهِ ٱلنَّشۡأَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰ
47. Isagayna saaran tahay soo celinta kale (abuurista Aakhirada).
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَأَنَّهُۥ هُوَ أَغۡنَىٰ وَأَقۡنَىٰ
48. Waa Isaga Kan wax hodmiya waxna faqiiriya;
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَأَنَّهُۥ هُوَ رَبُّ ٱلشِّعۡرَىٰ
49. Waana Rabbiga xiddiga Shicra [8].
[8]. Waa xiddig ay caabudi jireen qaar ka mid ah mushrikiintii Carbeed.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَأَنَّهُۥٓ أَهۡلَكَ عَادًا ٱلۡأُولَىٰ
50. Alle Isagaa halaagay Caadkii hore,
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَثَمُودَاْ فَمَآ أَبۡقَىٰ
51. Iyo Thamuudba, waxnana kama reebin.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَقَوۡمَ نُوحٖ مِّن قَبۡلُۖ إِنَّهُمۡ كَانُواْ هُمۡ أَظۡلَمَ وَأَطۡغَىٰ
52. Iyo qolodii Nuux awal hore; waxay ahaayeen kuwo dulmi iyo xadgudub badan.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَٱلۡمُؤۡتَفِكَةَ أَهۡوَىٰ
53. Iyo magaalooyinkii (Sodom iyo Gammurah) ee la rogay [9].
[9]. Dadka degaankaasoo ka hor yimid Nabi Luud.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
فَغَشَّىٰهَا مَا غَشَّىٰ
54. Markaasaa Waxaa daboolay wixii daboolay (oo cadaab ah).
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ
55. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigaa ka doodeysaa oo ka shaki qabtaa?
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
هَٰذَا نَذِيرٞ مِّنَ ٱلنُّذُرِ ٱلۡأُولَىٰٓ
56. Kanu (Nabi Muxammad) waa dige ka mid ah digayaashii hore.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
أَزِفَتِ ٱلۡأٓزِفَةُ
57. Way soo dhowaatay Saacaddii (Qiyaame).
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
لَيۡسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ
58. Ma jiro Alle ka sokow cid feydi kartaa (dhibaha iyo shiddooyinkeeda ama og waqtigeeda).
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
أَفَمِنۡ هَٰذَا ٱلۡحَدِيثِ تَعۡجَبُونَ
59. Ma waxaad la yaabban tihiin warkani weyn (Qur’aanka Kariimka)?.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَتَضۡحَكُونَ وَلَا تَبۡكُونَ
60. Oo aad qoslaysaan (idinkoo beenin) oo aydaan ooyeynin (cabsi Alle darteed)?
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
وَأَنتُمۡ سَٰمِدُونَ
61. Idinkoo iska haasaawaya.
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
فَٱسۡجُدُواْۤ لِلَّهِۤ وَٱعۡبُدُواْ۩
62. Ee u sujuuda Alle oo caabuda (Isagoo Keliya idinkoon waxba u shariik yeelin).
ዓረብኛ ተፍሲሮች:
 
የመልዕክት ትርጉም ሱራ (ምዕራፍ): አን ነጅም
የሱራዎች ማውጫ ገፅ ቁጥር
 
የተከበረው ቁርአን መልዕክተ ትርጉም - የሱማልኛ ትርጉም - ዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ - የትርጉሞች ማውጫ

በዐብደላህ ሐሰን ያዕቆብ የተተረጎመ

ለመዝጋት